Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hussein Fowzzy on May 21, 2016, 10:48:07 AM

Title: Su'aal: Xanuunka diiqada ama niyad jabka?
Post by: Hussein Fowzzy on May 21, 2016, 10:48:07 AM
Asc Doctor:- waxaan rabaa in aad waxooga talo iga siisid xanuunka niyad jabka ama diiqada daawadeeda, inkasta oo aad qoraalo faahfaahsan oo Ku saabsan niyad jabka Ku soo daabacdeen pageka Somalidoc.
Aniga oo ka faaiideeystey wax badan oo Ku saabsan niyad jabka, laakiin waxaan idin waydiinaaya
1, daawada loo qaato niyadjabka ma leedahay saameyn caafimaad oo xun(Side effect)?
waxaan iska dareemey xanuunkaan marki aanbtagay dhaqtar mental ah waxa uu isoo siiyey kaniin yar oo mudo bil la isticmaalaayo.
kadib waxa uu igu yiri bacda bil soo noqo oo daawo kale Ayaan Ku siin.
Markaas doctor waxaan ka cabsadey in aan daawadan igu noqoto balwad oon ka maarmi wawyo.
Talo caafimaad baan idinka sugaayaa.
          Mahadsanidiin             
Somalimedical

Title: Re: Su'aal: Xanuunka diiqada ama niyad jabka?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 09:02:57 PM
Daawooyinka balwada noqdo waa kuwa kooban oo la yaqaano ee daawada laguu soo qoray magaceed?
Midda kale daawo aan side effects lahayn ma jiro, way kala daran yihiin uun.

Haduuba dhakhtar intaa u tagtay daawo kuu soo qoray, waxaan filayaa in aadan daawadaas ka maarmin ee talada dhakhtarka qaado.