Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xuseen badmaax on September 03, 2020, 09:20:21 AM
-
Asc DR mawduucan wad kasoo hadashay lkn su'aal ayaan qabaa. Ma qaadsiin kartaa qoyska intiisa kale xanuunkan hadii ay isticmaalaan dharkaaga ama qof seexdo meeshaad seexato?