Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on January 10, 2011, 09:55:20 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena ukunta dumarka oo yaraata?
Post by: Saiid6666 on January 10, 2011, 09:55:20 PM
salaamu calaykum
walaal maxaa keena in ukunta dumarku yaraato maxaa lagu daaweeya hadii ay kobci waydo maxaa dhacaya walaalayaal iga soo siiya warbixin buuxda.
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena ukunta dumarka oo yaraata?
Post by: SomaliDoc on January 11, 2011, 09:33:43 PM
maxaad ula jeedaa ukunta dumarka oo yaraata?