Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on February 28, 2016, 10:45:28 AM

Title: Su'aal: Waa maxay cudurka loo yaqaan Penile Mondor's disease?
Post by: Mr Mahamed on February 28, 2016, 10:45:28 AM
Waa maxay cudurada loo yaqaan Penile Mondor's disease
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cudurka loo yaqaan Penile Mondor's disease?
Post by: SomaliDoc on March 06, 2016, 12:23:25 PM
Waa xididada xubinta ragga ka kor muuqdo oo guntan dhiig ku xirmo ama xididada oo kuskuus yeeshaan.