Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dalab on July 25, 2010, 09:21:57 PM

Title: Su'aal: Waxaa la iga qabanayaa laabta kadibne saabka oo dhan?
Post by: Dalab on July 25, 2010, 09:21:57 PM
dhamaan wa laydin salaamay bahda webka walaal waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo kunool magaa lada buuhoodle walaal waxaan ka caba nayaaxanuun
xanuun iha yaay mudo 3 sanaa
xanuun kaas waxan isku arkay markii uagu horaysay maalin anoo xaadhaya baraag gacan keed iyada oo uu roob da aayo
idoo kale waxaan leeyahay kaas tari

hadaba wxaaa lay qabtaa sidan soo socota
waxaa layga soobilaabayaa halkaas laabtaa kadib na waxa uu xanuunku n kufidayaa dhamaan saabka oodhan ayada oo marba meel la iga qabanayo
marka uu xanuun kaasi iga fuqana waxaad moodaa in aan waligay la iga qaban
marmarka qaarkood waxaan moodaa in naqasku igu dhagayo

marka waxaan kacodsanaya bahda web in ay isku hawlaan sidii ay uheli lahaayeen xanuun kaas


wixii su,aala ee layga baahdo waxaa laygala soo xiidhadhayaa  dalab_2007@hotmail.com
Title: Re: Su'aal: Waxaa la iga qabanayaa laabta kadibne saabka oo dhan?
Post by: SomaliDoc on July 30, 2010, 08:23:16 PM
Walaal saab ama feero xanuunka waxaa keeno cudurro kala duwan ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)

Wixii caafimaadkaaga khuseeyo kala hadal takhtarkaaga si laguu daaweeyo.