Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on January 28, 2016, 10:17:00 AM

Title: Su'aal: Waxaan qabaa urta oo iga maqan?
Post by: Cayuush Omer on January 28, 2016, 10:17:00 AM
Asc waxan qaba urta oo iga maqan inaysan waxba i urayn sidayda kale wa cadi ma xanuun ba mise normal ayey marar u dhacda
Title: Re: Su'aal: Waxaan qabaa urta oo iga maqan?
Post by: SomaliDoc on February 06, 2016, 03:47:57 PM
Urta oo qofka ka maqan ma ahan wax caadi ah, cillad ayaa jirta, waana muhiim in aad u tagtid dhakhtar E.N.T ah.
Sababta ugu badan ee u keeno bulshada waa caabuqa ku dhaco sanqada ee loo yaqaano "sinusitis" hadduu raago.
Akhriso waxa "sinusitis" ay tahay in xanuunkaas uu horay kuu soo maray: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html)