Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Moha on August 30, 2017, 06:50:16 PM

Title: Su'aal: Daawo wayneysiisa xiniinyaha?
Post by: Ahmed Moha on August 30, 2017, 06:50:16 PM
Asc Doctor.
•Ma jirtaa Daawo  aan Effect lahayn Oo Xiniinyaha Wayneeya?

Title: Re: Su'aal: Daawo wayneysiisa xiniinyaha?
Post by: SomaliDoc on July 04, 2018, 11:32:46 AM
Maya ma jirto daawo nuucaas ah...