Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alkatra on June 19, 2016, 12:47:33 AM

Title: Su'aal: Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan?
Post by: Alkatra on June 19, 2016, 12:47:33 AM
Marka hore waan ku salamay doc sidaa wacaan aad u wadaan hooshan rabi ha idin abal mariyo bil ramadan ayaa lagu jiraa, Doc waxaan qaba Su'aal , Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan baryo qabado cadadeyda ka soo hormarta waqtiga aay ku dhici jirtaay maxaa sababay ayaay kula tahay? waxa xanuun ah ma qabto neh ? ma waxa dumar oo idil aay ka siman yihiin miyaa mise wax dadka  qaar ah ku dhacdo saan ? hadaay saas tahay maxaad kula talin laheed .
Title: Re: Su'aal: Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 02:11:27 PM
Halkaan ka akhriso waxa keeno in caadada ay xilligiida dhaafto ama ka soo hormarto: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)