Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamuud axmed on December 31, 2016, 10:14:53 PM

Title: Su'aal: Calool ololka?
Post by: Maxamuud axmed on December 31, 2016, 10:14:53 PM
Ascw waxan dhakhaatiirta sharafta leh weydiinayaa su'aal ah , waxa jirka meelo kamid ah igasoobaxa gaaar ahaan bowdooyinka xiliga kulaylaha waxyaalo umuuqda finan yaryar oo cascas oo aad ii cuncuna markaan xoqana waxay kusiifidaan jirka meshii hore ee ay katageena waxay noqotaa madow. Dhawr jeer oo hore way iska bogsadeen anon wax dawo ah isticmaalinba, mudo kadib meeshii lafteeda bay hadana kabilowdeen.
Title: Re: Su'aal: Calool ololka?
Post by: SomaliDoc on March 28, 2017, 12:51:58 PM
Xilliga kuleelaha, waxaa jirka ka soo yaaca finan kala duwan, waxaa haboon in la arko finankaas, la xiriir dhakhtar ku takhasusay cudurrada maqaarka.