Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Duco qabto on September 05, 2017, 09:29:43 PM

Title: Su'aal: Carabka oo goobo goobo yeesho?
Post by: Duco qabto on September 05, 2017, 09:29:43 PM
Asc Dr
Dr waxan ahay gabar sanadahan dambe waxan isku arkay one week before my period carabka aya goobo goobo cas ama cad iyeesho xanuuna igu haya..
warwar saaid ah aya igu beermay maxa sababa dr ma xanuun jirkayga ku jira stress a ka qaaday

 
Title: Re: Su'aal: Carabka oo goobo goobo yeesho?
Post by: SomaliDoc on August 02, 2018, 06:49:57 PM
Waa arrin haweenka qaar isku arkaan waxayna ka timaadaa hormoonka "Progesterone" oo kordho, maalmo kadibne way baaba'daa wax dhib ah ma keento inkastoo xanuun badan la dareemo mararka qaar, ciridkane uu bararo.