Somali Medical Forums

Administration Panel => SD Support and Suggestions => Topic started by: Mo Digdig on September 10, 2015, 05:23:19 PM

Title: Problem suggest
Post by: Mo Digdig on September 10, 2015, 05:23:19 PM
Aniga site ka waan ku cusbahay, hadana waxaan ku arkay in suaal aanan atarted gareyn ama anan soo weydiin, an ku arko started by Mo Digdig. Maxa cilad ah o jira fadlan hala xaliyo. Thanks alot.


Title: Re: Problem suggest
Post by: Admin on September 10, 2015, 06:05:13 PM
Mo digdig, wixii aad qortay iyo wixii aad comment garaysay intaba halkaan ka fiiri: http://somalidoc.com/smf/index.php?action=profile;area=showposts;u=16947 (http://somalidoc.com/smf/index.php?action=profile;area=showposts;u=16947)

Wax aadan qorin waa qortay ma dhihi karo webka ee haddii ay jiraan halkaan ku soo weydii.
Title: Re: Problem suggest
Post by: Mo Digdig on September 10, 2015, 06:12:04 PM
Thanks dear Dr. Mahdi,
macnaha waxa jira in statementiga iyo personka soo jeediyay, ay horeeyso qoraalku. Marka dadku waa isku qaldamayaan, thanks alot Dr. Mahdi.
Title: Re: Problem suggest
Post by: Admin on September 10, 2015, 06:28:43 PM
Weli ma fahmin ee halkee dadku isku qaldameen, bogga aad ku aragtay iyo tusaalaha noo sheeg si aan kuu fahansiino.
Title: Re: Problem suggest
Post by: Mo Digdig on September 11, 2015, 11:46:08 AM
Waxa ila wanagsan aniga sidaan;

Started by Mo Digdig
Su'aal:  ..........

While you're uses like,

Su'aal: .. .. .

Started by Mo digdig.

In qofka suaasha soo jeediyay magaciisa la hormariyo. Hada mafahamtay Dr. Mahdi