Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanna Hute on March 20, 2016, 10:54:10 PM
-
Asc bahda somalidoc aad ayaan idinkaga mahacelinayaa sida aad waqtigiina qaaliga ah noogu hurteen
Waxaan rabaa in aad iga jaaahil bixisaan daawadan jilcisada la dhaho waxeey dhibaayo u leedahay tinta maxeesa faido u ledahay.
Mahadsanidin
-
Jawaabta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6032.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6032.0.html)