Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakariye ahmed on May 19, 2017, 09:49:17 PM

Title: Su'aal: Xasuus badan ayaa igu soo noqnoqoto?
Post by: Zakariye ahmed on May 19, 2017, 09:49:17 PM
Asc dhaman bahda cfmdka wxn donaya inad talo isii sid xusuus badan aya marar badan igu so noqnoqaysa side iskaga yarayn kara fadlan idinka o mahadsan
Title: Re: Su'aal: Xasuus badan ayaa igu soo noqnoqoto?
Post by: SomaliDoc on November 24, 2017, 07:57:23 PM
Walaal maxaad u la jeedaa xasuus badan ayaa igu soo laalaabanayso? Fadlan faahfaahi waxa aad ka cabanaysid iyo sida ay xasuusta kuugu soo noqnoqnayso adigoo tusaale adeegsanayo.
Title: Re: Su'aal: Xasuus badan ayaa igu soo noqnoqoto?
Post by: AbuMuhammad on December 19, 2017, 10:54:06 PM
Micnaha waxan ula jeda mar waliba waxa igu so laalaabta xasuso hore o wax ayan so gocanaaa mar waliba aan wax so gocdana wa iska xanaqa xaaskeyga xita wa la Dagaaalaaa sabab la‘aan mararka qaarna jirkeyga ayan dhaaawaca?
Marka maxa keenaayo dhibatadas dhan maxa xal ah o an sameya fadlan?

Waa mahadsan tihin dhamantin