Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikadir dhere on December 08, 2018, 10:47:34 PM

Title: Su'aal: Xiniinta oo yaraato howlgab miyaa?
Post by: Abdikadir dhere on December 08, 2018, 10:47:34 PM
Hadii xiniinta ciladi Ku dhacdo dabadeed ay yaraato hawl gab ma noqotaaa mise way shaqayn kartaaaa
Title: Re: Su'aal: Xiniinta oo yaraato howlgab miyaa?
Post by: SomaliDoc on March 31, 2019, 12:06:32 PM
Haday xiniinti shuuqdo ama yaraato, badanaa way howlgabtaa oo tan kale ayuu qofka ku shaqeysan karaa, ogow cilladda ugu badan ee xiniinta baab'iyo ama shuuqiyo "Testicular Atrophy" kadibne howlgabiyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0)