Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on November 15, 2016, 05:55:29 PM

Title: Daalka Lala Soo Tooso Hurdada Ka Dib
Post by: SomaliDoc on November 15, 2016, 05:55:29 PM
(http://somalidoc.com/Topics/hurdodaal.png)

Bismillah,

Hurdada waxaa loogu tala galay in lagu nasto, si aad u soo toostid adigoo firfircoon, jirkane uusan daalnayn, laakiin waxaa jira dad hurdada ka soo kaco iyagoo daalan oo aaminsan in hurdada ay caajis ka qaadeen inay wax u tarto iskaba daayee.

Sidaa darteed waxaan halkaan si koboan idin kugu soo gudbinayaa 5-ta sababood ee ugu horayso ee lagu yaqaano daalka lala soo tooso.

Akhriso waxyaabaha keeno Hurdo Yarida: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0)
Haddii aad su'aalo qabtid ama faahfaahin u baahan tahay, ku soo gudbi qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)