Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salmnyare on June 27, 2016, 09:35:47 PM

Title: Su'aal: Jimicsiga habeenkii?
Post by: Salmnyare on June 27, 2016, 09:35:47 PM
asc dhamaan wan salamaya dhakhaatiirta mudan ixtiraamka iyo qadarinta..intaas kadib...
wxan jeclaan lahaa inan waydiiyo dhakhaatiirta  jimicsiga ama GYMKa hadii ad sameeyo habeenkii dhibaato ma iikeenayaa.
............mahadsanidiin dhamaantiin........
RAMADAAN KARIIM WALALAYAL........
Title: Re: Su'aal: Jimicsiga habeenkii?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:04:59 PM
Maya wax dhibaato ah kuuma keenayo.