Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: YoungAbdirahman on February 05, 2019, 11:33:04 AM

Title: Su'aal: Muraayadaha indhaha ee suuqa lagu gado?
Post by: YoungAbdirahman on February 05, 2019, 11:33:04 AM
Asc dr, waxaan arkaa badaa dhalinyarta oo Ukiyaalaha xidhan waliba kan suuqyada la iskaga iibiyo ayagoon dhakhtar kala tashanin marka wax dhibaato ah oo laga dhaxli karo may jirtaa?
Title: Re: Su'aal: Muraayadaha indhaha ee suuqa lagu gado?
Post by: SomaliDoc on October 21, 2019, 03:17:31 PM
Haddii muraayadaha ay yihiin kuwa arag ah, waxaa haboon in cabir lagu qaato, badanaa muraayadaha suuqa lagu gado waa kuwa iftiinka iyo boorka laga gashto iyo kuwa wax akhriska loogu talagalay, laakiin cabbir xadidadan leh, marka waa muhiim inta aadan gadan inaad ogaataa cabbirka aad u baahan tahay.