Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on March 05, 2018, 03:39:52 PM

Title: Su'aal: Dareenkii waa iga yaraaday?
Post by: Ahmed tilmaame on March 05, 2018, 03:39:52 PM
Salaanta islaamka kadib idinka oo mahadsan waxa iga yaraaday dareenka waxan ahay will xaas leh xaalado niyad jab igu abuuray awgeed waxa iga yar dareenka ama hamiga galmo in aan galmoodaana waa Shay igu adag maxaa xala ????
Title: Re: Su'aal: Dareenkii waa iga yaraaday?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on March 07, 2018, 10:52:35 PM
Fadlan, halkan ka akhriso qoraal ka hadlayo Hami la'aan iyo Hawlgabka kacsiga, hadda kahor Dhakhtarka ka hadlay.


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)