Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muna O.Hamari on May 31, 2011, 09:08:28 AM

Title: Su'aal: Suunka loo isticmaalo in lays kaga baabi,iyo baruurta
Post by: Muna O.Hamari on May 31, 2011, 09:08:28 AM
Asalamu Aliekum

Doctors


Ka wara Wax Effect ka uu leeyahay suunka loo adeegsado in uu baruurta ka baabi,iyo jirka loona adeegsado waliba Gel la marsanyo marka la siticmaalyo sunnka
kaasoo waliba yahay Electric wuuna gariirayaa


marka wax talo ah naga siiya dhibaatadiisa haddi uu leeyahay



Alle Mahad Leh

Asc w wr
Title: Re: Su'aal: Suunka loo isticmaalo in lays kaga baabi,iyo baruurta
Post by: SomaliDoc on June 05, 2011, 06:56:48 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan suunka baruurta, noocyadiisa iyo dhibaatadiisaba
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3110.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3110.0.html)
Title: Re: Su'aal: Suunka loo isticmaalo in lays kaga baabi,iyo baruurta
Post by: Muna O.Hamari on June 05, 2011, 06:58:15 PM
Thanks Doctors