Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamett Shirdoon on April 01, 2016, 10:30:26 AM

Title: Su'aal: Madax xanuun?
Post by: Mohamett Shirdoon on April 01, 2016, 10:30:26 AM
ASC Dr waxan isku arkay mudo sade sano ah  madax xanuun said ah wuxu igu kacaa xiliyada kulaylaha.  iyo markan wax qoonsado ama xanaaqo siba markan wax qoonsado ama xanaaqo bu ad igu kacaa maxa waaye xanuunka[/