Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr daacad on January 13, 2017, 10:40:18 PM

Title: Su'aal: Kaduudiyaha maxaa lagu dhahaa af-ingiriis?
Post by: Mr daacad on January 13, 2017, 10:40:18 PM
Asc Walal marka hore waad wada salaamantihiine, gaar ahaana waxaan salaamayaaa dr mahdi iyo dhamaan dictoorada somalidoc.com.
bacda salaam, wll maxaa lagu magcaabaa xanuunka kuududiyaha luuqada qalaad (English) ama caafimaad ahaan?.

Waad Mahadsan Tahay Dr
Title: Re: Su'aal: Kaduudiyaha maxaa lagu dhahaa af-ingiriis?
Post by: SomaliDoc on April 18, 2017, 08:16:36 PM
Waxaa afka ingiriiska lagu dhahaa "Chikugunya", ka akhriso halkaan qoraal kuu faahfaahin doona xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0)