Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu caaisha on March 13, 2016, 11:17:38 AM

Title: Su'aal: Minka hadi uu furanyahay uurna aan jirin ma ciladbaa?
Post by: Umu caaisha on March 13, 2016, 11:17:38 AM
Asc dr salaan kadib dr waxaan ku weydiinaa   minka hadi uu furanyahay uurna aan jirin ma ciladbaa mise waa caadi  su aasha labad kaniiniga layiraa primolut N maxa loo isticmaalaa?  Dhib makeeni karaa. ...thnks
Title: Re: Su'aal: Minka hadi uu furanyahay uurna aan jirin ma ciladbaa?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 10:11:57 PM
Minka inuu furnaado ma ahan sida caadiga ah, waxaana keeni karo cillado kala duwan.
Akhriso waxa daawada Primolut N ay tarto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3318.0.html)