Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anfac Ali on March 26, 2016, 03:40:52 AM

Title: Su'aal: Waxaa mar badan igu so noqnoday fungas?
Post by: Anfac Ali on March 26, 2016, 03:40:52 AM
Waxaa mar  badan igu so noqnoday fungas maxaan qatay dawooyin kala ah Canesten, labo jiir Diflucan 150 mg  labo jeer intii aan uurka lahaa. Markii aan dhalay ka dib ayaan dhaqtar u labatay wuxuuna ii so qoray Solona 150mg  wali waxaan daremayaa calamadihii maxaan sameyaa? ma jirtaa daawo dabiici ah oo looqaato?
 Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Waxaa mar badan igu so noqnoday fungas?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 11:07:32 PM
Halkuu fungas-ka kaa hayaa? Maxaa astaamo ah oo dareentaa?
Haddii aad ka wado xanuunkaan bal akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0)