Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zaki Islak on March 21, 2016, 09:09:30 AM
-
Dr.adoo mahadsan waxaan ku wey diin rabay waxaan jeclahay inaan cashirkeyga markaste aqristo lkn waxaan isku arkay hurdo i qabaneyso marka aan wax aqri maago
-
Ka akhriso qoraalkaan sababta hurdada kuu qabanayso iyo sida aad uga hortagi kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6568.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6568.0.html)