Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahman mahamed on January 22, 2018, 05:48:09 AM

Title: Su'aal: Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday?
Post by: Abdirahman mahamed on January 22, 2018, 05:48:09 AM
 Asc. Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday hilib dalqaha agtiisa dhinaca qanjirka midig wax. Xanuuna iyo wax qandhaa igu ma hayo kaliya markan carabka  taabsiiyo ayaan dareemayaa. Mahadsanidiin jizakalaah.
Title: Re: Su'aal: Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday?
Post by: SomaliDoc on December 09, 2018, 10:45:26 PM
Fadlan dhakhtar u tag si loo eego waxay ay tahay iyo waxa ay noqon karto.