Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daalac20011 on October 13, 2014, 09:31:02 PM

Title: Su'aal: Dhibaatada siigada?
Post by: Daalac20011 on October 13, 2014, 09:31:02 PM
Asc, Qofka yaraantiiise ku bilaabo siigo ilaa weynaantiise oo marwalbo siigeesto ma ukeeni kartaa dhibaato dhanka inuu aabe noqdo, mana keenikartaa Low Sperm? su'aasha labaad low spermka qofka maka dawoobi kartaa asaga oo aan isticmaalin daawo?
Title: Re: Su'aal: Dhibaatada siigada?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2014, 10:16:49 PM
Waxaad halkaan ka akhrisataa su'aalo dhowr ah oo ku saabsan caadada siigeysiga iyo dhibaatooyinka ay leedahay oo horay looga jawaabay:

1- Su'aal: Siigeysi-ga ma keenaa hawl gab kacsi? (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3849.0.html)
2- Siigeysashada iyo Guska oo Jilca (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4691.0.html)
3- Maxaa lagu xakamayn karaa siigada? (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2595.0.html)
4- Xanuun bisqinlayda iyo Siigada? (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3410.0.html)
5- Dhibaatooyinka Siigeysashada iyo Caafimaadka (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)
6- Tinta oo haaddo iyo Siigeysiga (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2593.0.html)

Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah ama faahfaahin, markaa akhrisato jawaabaha kor ku xusan, islaboggaan nagu soo weydii.

Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa
Title: Re: Su'aal: Dhibaatada siigada?
Post by: Nuurdigir on October 22, 2014, 11:58:09 PM
Asc DR waxan qoralkan ka aqriyay dhibaatooyin badan in laga dhaxlo sigada hadaba sida ugu macqulsan e kagu joojin karo maxay tahay?
mida kale qofka xaska leh hadan an xaskiisa lajoogin ama safra maxaad kula talin mahadsnid
Title: Re: Su'aal: Dhibaatada siigada?
Post by: SomaliDoc on October 23, 2014, 02:19:32 PM
Haddii aad aragtay caafimaad darrada ka dhalato siigaysiga, inaad iska joojisid ayay mudan tahay.
Haddii aad xaas leedahay, waa kheyr
Hadii aadan lahayn ama aad ka maqan tahay oo in aad ficilkaan samayso ka cabsi qabtid, soonka ku dadaal.

Ma jirto daawo kaa joojinaysa ama kaa yarayanaysa siigaysiga.