Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed A. C on April 23, 2013, 04:32:56 PM

Title: Su'aal: Nabar ku dhacay isha korkeeda ma keeni karaa shigshig?
Post by: Axmed A. C on April 23, 2013, 04:32:56 PM
Marka hore waxaan salaamayaa walaalaha aadka u qaaliga ah ee isu xil saaray inay umada walaalohod ah waxay ku dhaamaan uga faa'iideeyaan.

walaal waxaan qabaa su'aal ku saabsan
ilma yar oo jira 26 bilood (2 sano iyo afar bilood) ayaa nabar kaga dhacay
meel ka saraysa isha bidix Dhafoorka mudo 2 bilood ahna waa qabaa nabarka
kadib inankii wuxuu keenay in hadalku ku dheg dhego (shiishad) sidii qof
gaagaalaynaya oo kale markaa nabarkaasi ma sababi karaa hadalka oo ku dhega maxaase lagu dawayn karaa?
Title: Re: Su'aal: Nabar ku dhacay isha korkeeda ma keeni karaa shigshig?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2013, 12:04:46 PM
Jugta haddii ay u gudubtay maskaxda way keeni kartaa shigshigga, laakiin qoraal dhameestiran oo ku saabsan waxa keeno shigshigga iyo sida loo daaweeyo halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html)