Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Warsamecishqi on December 25, 2016, 03:05:46 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cystitis?
Post by: Warsamecishqi on December 25, 2016, 03:05:46 PM
asc bahda somali doc
waxaan rabaa inaad ii sharaxdaan ama ii faahfaahisaan waxaa uu yahay Cystitis ?.
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cystitis?
Post by: SomaliDoc on March 12, 2017, 11:02:15 AM
Cystitis waa caabuqa ku dhaco kaadiheysta, waana qeyb ka mid ah infekshanka kaadi mareenka oo aad qoraalkaan ka akhrisan kartid faahfaahintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)