Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmetresta2017 on March 12, 2017, 12:20:48 PM

Title: Su'aal: Waxaan cabi jiray shiishada?
Post by: Ahmetresta2017 on March 12, 2017, 12:20:48 PM
waan Ini salaamay Bahda Somalidoc Digtoore   Bishmaha i Madoow Sidii Qof Sigaar Caboo Kale Oo Madow Bay Noqdeen Qofkasta Wuxuu Moodaya Inaan Sigaar cabo Lkn Waxaan Cabi jiray shiishada Ama Badeecada Dr See Bishmahayga Guduudkoodii Ugu soo Celin Karaa Oo madowga Ka Baabi isa Ama Daawo Iisheeg Loo Qaato Bishmaha Oo wasakhda iyo Madowga Ka baa,biisa
 Waxyeelada Shiishada  iisoo Sheeg Qofka Bini,adamka Dhibaato intee Le'eg Bay U gaysata Mid  Khudaar Lagu Darey iyo Mid Kaleba se Sigaarka Maka Darantahay Wax yeeladeedu.
  Mida Kale Shiishadaha Publica Ee Suuqa Lagu Kireeyo Cuduro Malaga Qaadi Karaa Maadaama Aad Tuumbadii Dad farabadan ku Cabaan  oo xitaa mar mar Candhuuf ka Dareento Tuunbooyinka Shiishada Ama Badeecada Mhdsnd
Title: Re: Su'aal: Waxaan cabi jiray shiishada?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2017, 11:24:43 AM
Shiishadda waxaa laga qaadaa xanuuno badan, dadka kula cabayo sidoo kale iyagane xanuuno ayay iskugu gudbiyaan khaasatan kuwa ku dhaca faruuryaha, ciridka iyo carabka.

Fadlan akhriso qoraal ku saabsan arintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2445.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2445.0)