Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on March 05, 2010, 02:10:49 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cudurka loo yaqaan (heart murmur)?
Post by: Saiid6666 on March 05, 2010, 02:10:49 PM
                                                               SCWW
walaalayaal salaan kadib waa maxay cudurkan af somali maxaa keena mala daweyn karaa iga soo siiya warbixin full ah
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cudurka loo yaqaan (heart murmur)?
Post by: SomaliDoc on March 12, 2010, 09:31:25 PM
Heart murmur maahan cudur ee waa shanqar laga dhageesto wadnaha markuu jiranyahay.
Waxaa shanqartaan lagu maqlaa qalabka wadnaha lagu dhageesto markii wadnahu uu beerdaraynayo tuuridda dhiigga (Incompitence) ama dhiigga lagu cadaadiyo haniye cariirie ah (Stenosis).
Waxaa kaloo shanqartaan la maqli karaa haduu wadnaha qaab dhismeedkiisu ay wax ka qaldanyihiin in wadnaha uu isku duleelo oo kale.

Cudurrada lagu garto shanqartaan daawentoodu waxay u badanyihiin qalliin.