Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cadceed on July 08, 2010, 01:05:09 AM
-
asc dhamaan wax garadka iyo aqoon yahanada websit kaan salan kadib .
waxan si aad ah idinkaga mahadcelina sida waafiga ah ad iga soo jawaabteen su aashii hore hadane waxaan jeclahay su aal kale in leeyga jawaabo
waxaan ka cabanaya hurdo la aan ? ama hurdada oo igu yar ?
mahadsanidiin
-
Halkaan ka akhriso waxa hurdo la'aanta keeno
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html)