Somali Medical Forums

General Discussions => New Members => Topic started by: Binuciise on December 26, 2008, 02:43:39 PM

Title: Waxa aan ku faraxsanahay....
Post by: Binuciise on December 26, 2008, 02:43:39 PM
waxa aan  ku faraxsanahay  in aan  mar kale  hawada  ku soo noqdo  kadib markii aan safar  galay  oo aanan  kaqeyb  galin  in aan  macluumaad  ama  mowduuc ku qoro  webkaan

waxaana  u mahadcelinayaa   dr  mahdi iyo dhamaan saaxiibda  webka 
Title: Re: Waxa aan ku faraxsanahay....
Post by: dr-awale on February 03, 2009, 08:06:32 AM
Thank u binu isa i am asking u were u go sistro?