Somali Medical Forums

Medical Student Forums => Questions, Exams & Study tips => Topic started by: Somali Boy on November 22, 2009, 03:44:19 PM

Title: How to calculate fluids, input & output in paediatrics?
Post by: Somali Boy on November 22, 2009, 03:44:19 PM
Asc somali doc aad ayaad u mahdsantihiin suaasheyda waxey tahay waxaan rabaa in aad i sheegto how to calculate fluids and how to calculate input and out put dariiqad saahil ah in paediatrics luqada soomaali ahaan runtii waan fahmi waayay some books ay ku qoran yihiin insha alalah waxan  rajeynayaa jawaab deg deg ah
Title: Re: How to calculate fluids, input & output in paediatrics?
Post by: SomaliDoc on November 23, 2009, 07:52:19 PM
dariiqada laguu dhigay oo aad fahmi waysay ii sheeg aan kuu sharxee, maxaa yeelay waxaa jira dhawr dariiqadood oo lagu xisaabiyo dareeraha.