Somali Medical Forums
General Discussions => New Members => Topic started by: Nightingale2005 on February 21, 2010, 12:55:06 PM
-
Asc.wr.wb.
Walaalayaal salaanta qaaliga ah ee islaamka dabadeed, anigu waan ku cusbahay boggan. Aad iyo aad ayaanna ugu farax sanahay helitaanka bogaan.
I'm courantly living in Oslo, Norway, where I studied Nursing and gratuated in the summer of 2006. Working since then and I love my job.
Barasho wanaagsan dhamaan,
Nightingale