Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan Bile on March 14, 2011, 01:07:44 PM

Title: Su'aal: Wiil yar Haduu guursado Islaan duq ah ama weyn?
Post by: Hassan Bile on March 14, 2011, 01:07:44 PM
waxaan rabaa inaan wax ka ogaado, Nindhalinyaro ah haduu guursado islaan waayeel ah, maxey caafimaad ahaa u dhibi kartaa, yacno soomalida waxy aaminsantahay in wiilka cimri degdeg uu ku dhacaayo, and vice versa,

Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Wiil yar Haduu guursado Islaan duq ah ama weyn?
Post by: SomaliDoc on March 14, 2011, 09:39:55 PM
Waa caksi, diraasad la sameeyay bishii May ee sanadkii hore waxay sheegtay in islaamaha guursado wiilasha da'da yar ay haweenka cimri degdeg ku riddo.

Caafimaadka lamaanaha wuxuu ku jiraa in ay isku da'  dhowyihiin markay is guursanayaan.

Halkaan ka akhriso qoraalka:
http://www.guardian.co.uk/science/2010/may/12/marrying-younger-man-woman-mortality (http://www.guardian.co.uk/science/2010/may/12/marrying-younger-man-woman-mortality)