Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shuuriye on May 17, 2011, 07:04:06 PM
-
A S C WALAAL WAXAA MUDDO BADAN IGUSOONOQNOQDO CABEEB MARBA MEELGOONI AH AYUU IIGASOOBAXAA OO AFKA GUDIHIISA AH. HADA LABADDII BILOODBA MAR AYUU CARABKA IIGASOOBAXAA KASOO XANUUNBADAN IGUHAYO. DHAQTARKA IN BADAN AYAAN USHEEGTAY HALMAR AYEEY BOOMAATO LOOYAQAAN BANGELA AYEEY IIQOREEN WAX AYTAREEYSAANA MAJIRTO.
MUDO LABAATANSANO KABADANA WUU IHAYAA XANUUNKAN. EE BALTALO WALAALNIMO KEENA WASALAAMA CALEEYKUM.
-
Cudurka cabeebka waxaa keeno fangas, waana cudur fudud oo la daaweyn karo laakiin haddii uu soo laalaabto sida aad ka cabanayso waxay calaamad u noqon kartaa in difaaca jirkaaga uu hooseeyo sidaa darteed waa in aad takhtar u tagtaa si laguu baaro, loona ogaado waxa difaaca jirkaaga hoos u dhigay.
Midda kale bamaato la yiraahdo "Bangela" horay u ma maqal ee noo soo sheega mgaceeda saxda ah oo aan magac ganacsi ahayn.