Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashalula on June 20, 2011, 09:46:29 PM

Title: Su'aal: Cudurka Maskaxda iyo Daawada Chloropromazine?
Post by: Ashalula on June 20, 2011, 09:46:29 PM
dr waxaan ka codsanayaa inaad iga jaahil saartid bukaan xaga maskaxda ah oo qaata dawada chloropromazine tabs mudo ka badan 2yrs dhibta ay u keeni karto hadii laga daayana ma seexanyo DRku wuxuu kula taliyay inuu wadayo ilaa inta uu ka ladnaanayo xal kale majiraa
Title: Re: Su'aal: Cudurka Maskaxda iyo Daawada Chloropromazine?
Post by: SomaliDoc on June 30, 2011, 12:03:26 AM
Daawada chloropromazine ma si joogto ah ayuu u qaadanayay oo maalin walba ah? siduuna u qaataa?
Sababta loogu qoray ma hurda la'aanta kaliya mise calaamadu kale ayuu qabaa?
Ma waxaa jira daawooyin kale uu la qaato?