Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suhuur on July 30, 2011, 03:22:13 PM
-
salam aleikum dhamaan dhaqatirta & asxabtaba
waxaan donaya in lato leyga siiyo cudurka afqalooca ee nerfaha
waxaa qof asaga oo yar ku dhacay cudurka afqalooca mudo kadib wu kafiicnaday, 4-5sano kadin wu ku solabtay wu karonaday masana
mudo gaban kadib wu solabtay 2006ki ilaa & hadda wu haya lakin isku si uma hayo marki hore aad ayuu afka uqalocday 2007ki dhamadkisa ilaa & hada si aad ah loma daremayo lkn afka iskumaqaban karo ilkaha & faruuryahaba ilkaha ismagarayaan faruuryahana hadi u isku dayo afka aya dhinaca kale isku buranayo
dr tiir badan ayu laxariiray somalia marki u jogay waa lagubgubay waxbana hada kuma dhefin halkaan u hada joogana waxey dhaheen wax weyn mahan ee wa isa cadi marwalba waxu qata kaniiniyada xunuunka babi iya asagoo aad uga cabanaya madax xanuun gaar ahan maskaxda & surka dhiigisan aad ayu udhacaya dhaqatirtay waxey dhaheen wax aan xanuun babi iya aheen kumaheno
marka waxa niga codsanaya in aad nogala talisiinaan sidi aan ku daweyn laheen allah aya wax daweya e, mase aad nosheegti dal aad isledihiin dhaqatirta ugu haboon aya joogaan
aad ayana umahadsan tihiin dhamaan
-
udurka afkhalooca waha keena paralisysca nervaha number 7 cana yeemad marky leer qabob soomarto wigiga nuskees.Afgalooca wa leskudalaa badana walidku wohow ku reeba ilmaheesa.Dawad u kheebsan hudurka ma jirto lakin,vitamin B group wa lugu daweeya,sida ubadan afgalooca Somalida way guban wana aado aan wanagsanen badan dhibto wigiga iyo quruhda ghebdeheina.
salam,
Dr fidow
-
Su'aashaada mid la mid ah oo horay looga jawaabay, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2715.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2715.0.html)