Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Badanaa on August 24, 2011, 11:08:03 PM

Title: Su'aal: Bidaarta Ragga?
Post by: Badanaa on August 24, 2011, 11:08:03 PM
Walal waad mahadsan tihiin dhammaan bahda caafimaadka
su'aasheedu waxey Ku saabsan tahay (Bidaarta Raga)
Runtii websitekaan ilaa iyo hada waxaan ka la 'ahay jawaab sax ah oo ku saabsan (Bidaarta raga)

marka aan fiirino caafimaad ahaan waxey ka tirsan tahay bidaarta cudurada ku dhaca magaarka skin desease
dhaqtarada somaliya runtii kuma sii dheeraadaan in ay faahfaahin dheeraad ah ka bixiyaan bidaarta raga ma garanayo
cilada kalifeyso sidaas aqoon ahaan mey wali soo gaarin sida loo daaweeyo biddaarta.

Fadlan waxaan codsanayaa in uu any 1 oo uu faahfaahin dheeraad ah iga soo siiyo (Bidaarta raga )
1/Sida loo daaweeyo?
2/sida loo xanaaneeyo tinta?
3/waxyaalaha tinta u fiican ?
4/Cuntada timaha u fiican?
5/Vitamineska tinta u fiican ?

thanks alot
Title: Re: Su'aal: Bidaarta Ragga?
Post by: SomaliDoc on August 26, 2011, 08:23:42 PM
Halkaan ka akhriso qroaal ka hadlayo bidaarta haddii aadan horay u arag: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)