Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on September 10, 2011, 11:36:48 AM

Title: Su'aal: Kadida aadka ubadan ?
Post by: Ashwaaq on September 10, 2011, 11:36:48 AM
ASC waan Salaamayaa Dhamaan Dhaqaatirta Sharafta badan Islamar ahantaana Inaga saacideeya Webcan somalidoc

Salaan Kadib Waxaan Waydiinaya Aqoonyahanada WEB ka somali doc. SUaashaan kuna saabsan kaadida

Waxaan Hayaa Musay AMA qof weyn oo rag ah dadiisu waa 60 sano Waxaa jira in uu kaadida iskasocoto waliba si xad haaf ah taas oo lagayaabo inta dharka laga siibadalayo in uu hadana siikaadinayo waxan geynay dhartaro badan waxeyna  sheegeen qanjirta kaadida in loogu talo galay 200/ kiisana uumarayo 800  waxay soo siiyeen daawo balse waxba kama badalin marka maxaa sababikara kaadidaan badan, WAAD MAHADSANTIHIIN
Title: Re: Su'aal: Kadida aadka ubadan ?
Post by: SomaliDoc on October 07, 2011, 03:48:09 PM
Kaadida badan waxay noqon kartaa Sonkor, waxay kaloo noqon kartaa cillad xagga qanjirka ah oo barar ama kansar ku dhaco.

Baaritaanka lagu sameeyay odaga waayeelka ah wuxuu sheegayaa kaliya in qanjirka uu xanuunsanyahay laakiin cillada haysato ma uusan sheegin, mideeda kale haddii daawo wax ka tari wayso waxaa xanuunkaan wax ka taro qaliin lagu sameeyo.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunnada borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3162.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3162.0.html)