Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdirashiid on September 25, 2011, 11:19:02 PM

Title: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
Post by: Cabdirashiid on September 25, 2011, 11:19:02 PM
waan idin salaamay
wall waxaan ahay wiil dhalin yaro ah marka u horeesa biyuhu markiiba way iga yimaadaan marka labaadna shan daqiiqo gudahood ayay igaga yimaadaan markaa taas ma xanuun ayaa keenaya mise waa arint aan dadka kala mid ahay
waan markii labaad aan idin waydiyo jawabteedana waan sugayaa wal
Title: Re: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
Post by: SomaliDoc on September 27, 2011, 10:14:07 PM
Biyo-bax dagdag ah waa xaalad ay badanaa ragga ka sheegtaan, waxaadna warbixinteeda ka helaysaa boggaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)
Title: Re: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
Post by: Cabdirashiid on September 28, 2011, 09:07:39 AM
wll adoo mahadsan ducaysan oo aan ilaahkaaga barayay in uu danbigaaga ii kii waalidkeenba dhaafo bogii aad ii dirteen waan akhriyay hanada suaashii ahayd 5 daqiiqo gudiheed ama ka yarba in aan ku biyo baxo ma xanuunbaa wali kama qancin markaa haday xanuun tahay sidee loo daawaynkaraa
Title: Re: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
Post by: Hassan Bile on October 02, 2011, 07:40:49 AM
laakiin ogoow shandaqiiqo oo sexy ah waa waqti fiican. Tusaale hadii aad ula jeedid dhaqso ayey iga imanayaan oo foodeey iga saaranyihiin waa gooni lkn shandaqiiqa waa waqti macquula just foreplay ama istiimin fiican samee ka dib shandaqiiqo wey ku biyo bixi kartaa hadey cafimad qabto. Hadii aad rabtid waqti intaas ka badan isticmaal dooz forte kaniiniga la dhaho wax dhiba ma laha waa macaadin vitamins iyo herbals  mahadanid