Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdullaahi on September 27, 2011, 05:23:53 PM

Title: Su'aal: Infakshanka Haweenka Uurka leh?
Post by: Cabdullaahi on September 27, 2011, 05:23:53 PM
Asc Salaan Ka dib Infakshanka Haweenka Uurka leh EE keen Dhacaan Caanaha oo Kale Maxaa lagu daweyn karaa
Title: Re: Su'aal: Infakshanka Haweenka Uurka leh?
Post by: SomaliDoc on October 07, 2011, 04:11:39 PM
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka la socda uurka oo ay ka mid tahay: dheecaan ka socda siilka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1203.0.html)