Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on October 01, 2011, 12:01:59 AM
-
Salaamucalaykum walaalayaal
walaal waxaa i xanuunaya lafta daba qaniinta waxaan ahay diabetic walaalayaal iga soo caawiya waxa aad u malaynaysaan sc
-
Xanuunka goormaa isku aragtay? wax jug ah oo horay kaa gaaray miyaa jira? goormey ku xanuuntaa (marka aad fadhido mise mar kale?) ka waran dareenka lugahaaga, wax culeys ah oo aad ka dareemeyso miyaa jira?