Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan-Deeq on October 05, 2011, 08:04:38 AM

Title: Su'aal: Gabar uur 2bilood ah leh oo calooshu fadhido?
Post by: Hassan-Deeq on October 05, 2011, 08:04:38 AM
Asc wr wb dhamaan doctorska iyo akhyaarta kale ee webka ku xiran rag iyo dumarba
salaan kadib gabadhaan waa uur 2bilood ah waana ugub mudo dheerna caloosha ayaa fadhisa oo suuli uma fadhiisato madaxana aad ayuu u xanuunaa dawooyinka oo dhana ma qaadato oo waxay ka baqdaa in ay uurkeeda dhibaato u keenaan runtiina aad ayay u tabar daran tahay oo waxay u baahan tahay dawooyin kaalmaati ah oo nafaqadeeda soo celiya awoodna siiya ama energy kuwaasoo aan waxba u dhimayn uurkeeda iyo nafteedaba waxayna joogtaa dalka KENYA waxaan idinka rajaynayaa jawaab waafi ah sidii aan horay idiinka bartayba aad ayaana u mahadsan tihiin WSC WR WB
Title: Re: Su'aal: Gabar uur 2bilood ah leh oo calooshu fadhido?
Post by: SomaliDoc on October 07, 2011, 04:32:42 PM
Tillaabooyinkaan akhriso si aad calool fadhiga uga ilaalisid loogana daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html)