Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdulahi on April 25, 2012, 02:36:36 PM
-
asc dhaqaatiirta somaliyeed waan idinsalaamay dhamaantiin waxaan jeclaan lahaa inaa iiga jawaabtaan arin ihaysata mudo dabada ayaa waxa kulaa in mudo ah buro yar oon wax dhib ah igu heyn hada waxey isku bada shey duleel oo aan far galin karo walaal xanuun malaha waxaan idinka baahnahay bal inaad isheegtaan waxa ay noqon karto babasir miyaa mise waa wax kale mahadsanidin walal dadeeda waa 27 sano asc
-
Duleelka aad sheegtay oo aad fartaada galin kartid haduusan ahayn duleelka saxarada ka soo baxdo, waa in aad takhtar si dhakhso ah ula xiriirtaa, waxaa laga yaabaa in aad Fistula leedahay.