Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dubed on June 09, 2012, 03:49:01 PM
-
?????? ????? ????? ???? ???????
walaal waxaan haystaa wiil lix jir ah oo halxiniin haysta tankalana kor bay jirtaa oo waxuu yiri dhaqtarkiisii waxaa laga yaabaa inay kaligeed hoos u soo dagto taasna ma dhicin lixdii bishan baa qaliin loo soo tuuray kaa soon baajiyey oo waxaan jeclaystay inaan la kulmo marka hore dhaqtar Somali ah waxaan aad ugu kalsoonahay inaan maqlo taladiina taa soon aaminsanahay inaan ku qanci doono.????? ???? ??? ????
?????? ???? ??? ????
-
Xiniinta aan Soo daadagin "undescended Testis (Cryptorchidism)" Waa marka Mid amaba laba xiniinyood ku soo dagi waayaan kiishka Loogu talo galay. Waxa Haboon in Caruurta oo kale Qaliin lagu sameeyo 6-12 bilood inta ay jiraan, Si looga hortago Dhibaatooyin caafimaad iyo taran oo Mustaqbalka ku yimaad.
Qaliinka in loo sameeyaa ilmaha dheef badan bay u leedahay waanan kugula talinayaa inad qaadato Talada dhakhtarkaaga.
Cunugu ma lix bilood buu jiraa misa Lix sanno?