Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raaliyo on June 16, 2012, 08:44:59 PM
-
dhamaan umada soomaliyeed meel walba aad joogtaan waxaan idinku salmayaa salanta islamaka as wr wb bacda salan waxaan aad u salmaya mar labaad dhaqatiirta soomalida u taagn habeen iyo maalin walalhooda soomaliyeed inay uga jawabaan sualaha ay soo weydiistaan jazakalaah khayr bacda salaan suaal baan qabaa ah walalyaal dhib waxaa iga haysta canqawga iyo lugta oo i barara lugta bidixda wax an dareemaa marka hawada summerka isu bedasho ama aan xirto kabo xiran lakiin waa hal lug ta kale waa ok teeda kale waa i xanuuntaa lugta markaan taabto hada ka hor baa kabo ila rogmadeen markaa waxaan kala garan wayey ma dilaac baa galay ma kuleelka bay diidaysaa mise xanuun garahaneed waaye markaa walalyaaloow bal talo iga soo siiya talo waa tii alle ilahoow wadankeena iyo dadkeenaba bad baadi ameen.
-
Sida aad ka dhawaajisay waxaa laga yaabaa in jugtaas ay keentay dhibaatadaan bararka ah weliba markii lugta ay cadaadis dareento, waxaad u baahantahay in aad la xiriirto takhtar ku taqasusay cudurrada lafaha, waana in lagu saaraa raajo inta uusan xanuunka kugu raagin.