Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muktari on June 30, 2012, 07:44:03 PM

Title: Su'aal: Jug Bu'da isha iga dhacdey?
Post by: Muktari on June 30, 2012, 07:44:03 PM
 :-* ::)ASSALAMU AL?EKUM, Dictor nd ol somalidoc sln kadib ,WAD KU MAHADSANTiHiiN ADEEGiiNA TALO BiXiNTA E  naxariista ah ALAAH ha idin naxariisto. ......waxan idinkaga dalbanayaa taladiina qiimaha leh sidaN.......BARTA dhexe ee isha ayaa jug igaga dhacdey yaraanteydii, nasiib darro wax daweyn ah mala igu sameyn, wan ku so barbaarey, kadib markii dhaawaca jugta isha aan ka restey ilaaaaaaaaa iyo hadda age 20 xanuun kuma qabi ,hader araggedu waa humaag madow ee sheyga un lakn hader waxn moodaa in humaagu si yara fiicnaanayo, waa isha midig waxaa i dhibaya lerarka ,,ashyaada caddaanka etc.istanbulan joogaa  waxan tegey dictorrada baaraa indhaha dictorka kadip markii observation computer u igu sameeyey ma aysan qancin macluumaadkiisa mid kalaa hadana fiiriyey isha si lamida jawap isagana lakn waxay jawaptoda noqotey 2ood sidan(muddada dheer aowgeed isha aragga oo saxan dip ma u heli karno inad heshana waa macquul operationkaa laguugu sameynayaa waa ladadaalayaa ,,,intaa kadip waxan ka baqey iney xanuun ii keento hadana arag an ku helin hadadana waxan rabaadey GLASSES inan qaato misna  waxan is dhahay isha kale ee cafimaad qabta ayuu dhibayaa so dictor maxaan sameyaa talo ahaan mahadsanidiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
i wish nd need ur kindly reply ASAP but  thnx any way waa walaalkiin abdullah muktar :-*
Title: Re: Su'aal: Jug Bu'da isha iga dhacdey?
Post by: SomaliDoc on November 09, 2012, 11:29:54 PM
Horta waxaa aad u fiicnaan lahayd in aad noo sheegtid cillada isha ay ku sheegeyn oo qalliinka lagaga suubinayo si aan kaaga talino qallinka nooca uu noqon doono iyo haddii jiraan qaabab lagu daaweyn karo, fadlan haddii aad warbixintaas heli karto waan kaa caawin karnaa wixii talo aad u baahantahay.