Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Kadiye on July 31, 2012, 12:55:16 AM

Title: Su'aal muhiim ah
Post by: Ahmed_Kadiye on July 31, 2012, 12:55:16 AM
ASC Somali Doctors qof webka aanan soo gali karin ayaa su'aashaan dhaqaatiirta iga gaarsii dhahay, jawaabtoodana isoo gaarsii dhahay, Su'aashiisa waa sidaan

10 san sano dawo ayaan kunoolahay dhinaca bidixda ah markaan caloosha dhaqaajiyo waan roonahay biyahana bad sado laabjeex darana waan leeyahay xitaa mararka qaarkood naqaska ayaa igu xirma daawana waan kadaalay maxaan samenkaraa??

waxaan rajeynaa insha ALLAH in aad jawaab kasiin doontaan arinkaas
Title: Re: Su'aal muhiim ah
Post by: SomaliDoc on October 28, 2012, 11:05:47 PM
Weli takhtar horay ma ula xiriirtay oo baaritaan ma lagugu sameeyay mise daawada farmashiga ayaa ka gadan jirtay?
Waxaad u baahan tahay in aad takhtar aqoon u leh xanuunkaaga aad la xiriirtid.