Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rahma qali on August 28, 2012, 11:23:37 AM

Title: Su'aal: Cunaha iyo qanjirada ayaa i xanuuna?
Post by: Rahma qali on August 28, 2012, 11:23:37 AM
ASC

cunaha iyo qanjidhada ayaa i xanuunaaya dhiig  ayaa iga soo yaaca aan badnayn se dhadhanka qanjaha joostooda ayaan ka dhadhaminayaa sidii dheecaan oo kale oon arkaayo macaal isaga sometimes doctor ayaan u tagay markaa CRP ga ayaa reactive ah ayay igu yidhaahdeen markaa dawooyin antibiotic ah ayay isoo siiyeen lakin wali wax fiican ma dareemin alxamdulilaah markaa maxaan samayn karaa se CRP waa sidee informationkiisu maxaan iska ilaaliyaa se maxaan cunaa Talo.

mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Cunaha iyo qanjirada ayaa i xanuuna?
Post by: Rahma qali on September 27, 2012, 10:25:23 AM
ASC

wali ma hayo wax jawaab ah mudo bil iyo dheeraadiina way ka soo wareegeen xiligaan diray plz doctorada waxaan ka codsanayaa inay ii soo jawaabaan.

mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Cunaha iyo qanjirada ayaa i xanuuna?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2012, 02:11:45 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cuna-xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html)
Halkaane waa qoraal ku saabsan cudurka qumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html)